XUSKA XORRIYADDA SOOMAALIYEED – SANADKII 2AAD
6
Maalmood
3
Xilliyadda
2
Goobood
Somali Week Sweden waa toddobaad lagu xusayo taariikhda, dhaqanka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.
Ka dib guushii weynayd ee Somali Week 2025, waxaan ku soo laabanaynaa sanadkii 2aad si aan u sii xoojino isku xirnaanta bulshada Soomaaliyeed ee Sweden iyo guud ahaan Yurub.
Barnaamijka eegQoysas, dhalinyaro, haween, ganacsato iyo aqoonyahanno
Bandhigyo dhaqameed iyo suugaan
Tartan ciyaareed iyo madadaalo
26
Juun
Xorriyadda Waqooyiga Soomaaliya (British Somaliland)
27
Juun
Xorriyadda Jabuuti
1
Luulyo
Midowgii Waqooyi iyo Koonfur iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliyeed 1960
Somali Week Sweden 2026 wuxuu isu keeni doonaa qoysas, dhalinyaro, haween, ganacsato iyo aqoonyahanno si ay uga qayb qaataan ciyaaro, doodo, bandhigyo dhaqameed, suugaan, ganacsi iyo madadaalo.
Tartanno ciyaareed oo kala duwan
Wada-xaajood muhiim ah
Dhaqanka Soomaaliyeed
Gabay, sheeko iyo qoraal
Fursado ganacsi iyo shabakad
Muusig, riwaayad iyo farxad
Waxaa ku habboon:
Taariikhaha
26 Juun – 1 Luulyo 2026
Muddo
6 Maalmood
Goob ciyaareedka Spånga IP, Stockholm
Knutby Bollplan, Stockholm
26 Juun – 1 Luulyo 2026 • Spånga IP iyo Knutby BP
Wax Badan Ka Ogow